"DIYAAR-GAROWGA SANADKA CUSUB. IYO SUUQA FOREX 📊
Fursado Cusub, Qorshe Sax ah & Guul Joogto ah
Hordhac
Sanad cusub wuxuu la yimaadaa fursado cusub, yoolal cusub, iyo rajooyin waaweyn. Suuqa Forex-ka, sanad walba wuxuu yeeshaa dabeecad u gaar ah oo ay saameeyaan arrimo badan sida go’aamada bangiyada dhexe, sicir-bararka, siyaasadda caalamka, iyo dhaqaalaha guud. Sidaas darteed, diyaar-garow sax ah waa furaha guusha trader-ka caqliga leh.
1. Maxaa Ka Dhiga Diyaar-garowga Sanadka Cusub Mid Muhiim ah?
Traders-ka guuleysta ma galaan suuqa iyagoo ku tiirsan nasiib. Waxay:
Dib u eegaan sanadkii hore (performance review)
Fahmaan khaladaadkooda
Dejiyaan qorshe cusub (New Trading Plan)
👉 “Failing to plan is planning to fail.”
2. Qiimeynta Sanadkii Hore (Trading Review)
Ka hor inta aadan bilaabin sanad cusub, isweydii:
Maxaa ii shaqeeyay?
Maxaa iga qaldamay?
Pairs-kee ayaan ku fiicnaa?
Pairs muhiim ah oo la falanqeeyo:
EUR/USD – Saameyn weyn oo ka timaada Fed & ECB
GBP/USD – Volatility sare iyo warar degdeg ah
USD/JPY – La xiriira interest rates & safe haven
XAU/USD (Gold) – Marka uncertainty jiro
3. Isbeddellada Laga Filan Karo Suuqa Forex
Sanadka cusub badanaa waxaa lagu arkaa:
Strong trends bilaha hore
Dhaqdhaqaaqyo ka dhasha economic forecasts
Fursado waaweyn marka bangiyada dhexe beddelaan siyaasadahooda
📌 Tip: La soco Economic Calendar mar walba.
4. Samee Trading Plan Cusub
Qorshahaaga waa inuu ka koobnaadaa:
Risk Management (1–2% per trade)
Trading sessions aad ka shaqeyso (London / New York)
Strategy cad (Scalping, Day Trading ama Swing)
💡 Discipline > Strategy
5. Maskaxda Trader-ka (Trading Psychology)
Sanad cusub = maskax cusub
Ka fogow:
Overtrading
Revenge trading
Greed & Fear
Ku shaqee:
Samir
Dulqaad
Kalsooni ku dhisan aqoon
Gunaanad
Diyaar-garowga sanadka cusub 2026 ee suuqa Forex ma aha oo kaliya qorshe, waa hab nololeed trader-nimo. Haddii aad rabto guul joogto ah, ku bilow sanadkan:
Qorshe cad
Xisaab maamul wanaagsan
Iimaan naftaada iyo barashadaada ah
📈 Forex waa safar, ma aha hal trade!
Prepared by: [mahamod/ ALmohaaz]

0 Comments